DHAGAYSO SHEEKADII: WIIL-WAAL IYO WADAADDO!!!

WWW.HOYAALAY.COM: Dhagaystayaal waxaad ku soo dhawaataan qayb ka mid ah sheekooyinkii Garaad Wiil-waal, qaybtani waxay ku saabsantahay sheekadii lamagac baxday Wiil-waal iyo Wadaaddo, waa sheeko xiiso badan oo dhexmartay garaadka iyo wadaaddo uu bilkayday. Sheekadaas waxaa ka hadhay maahmaah dhaxal ah.

 

 

 

 

 

 

WWW.HOYAALAY.COM
info@hoyaalay.com